{"product_id":"saxarla-9780972661577","title":"Saxarla","description":"Sheekada Saxarla ee buugan ku qoran waxaad ugu tagi doontaa qiso inta aad aqrinayso mar kaa ilmaysiindoonta, marna dareenkaaga ku beeraysa su, aalo jawaabahoodu maskaxdaada in badan ku soo laab laabaan doonaan. Sheekada Saxarla waxa ay daaha ka qaadaysaa nolasha caruurta rajanimada ku korta iyo kuwa darbi jiifka ah. Waa sheeko xanbaarsan waayo aragnimo dareen salka ku haysa iyo qiso cajiib ah oo dhab ahaantii aniga qalbigayga ku reebtay raad waligiis la sii noolaan doona. Cali Aar Caroone (filin sameeye), London, UK.\u003cbr\u003e\u003cbr\u003e\u003cb\u003eAuthor:\u003c\/b\u003e Faarax Maxamuud\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePublisher:\u003c\/b\u003e Somali Media Company\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePublished:\u003c\/b\u003e 08\/28\/2014\u003cbr\u003e\u003cb\u003ePages:\u003c\/b\u003e 466\u003cbr\u003e\u003cb\u003eBinding Type:\u003c\/b\u003e Paperback\u003cbr\u003e\u003cb\u003eWeight:\u003c\/b\u003e 1.49lbs\u003cbr\u003e\u003cb\u003eSize:\u003c\/b\u003e 9.00h x 6.00w x 1.04d\u003cbr\u003e\u003cb\u003eISBN:\u003c\/b\u003e 9780972661577\u003cbr\u003e\u003cb\u003eLanguage:\u003c\/b\u003e Somali\u003cbr\u003e\u003cp\u003e\u003cb\u003eAbout the Author\u003c\/b\u003e\u003cbr\u003eFaarax Maxamud Maxamed (Sheeko Xariir) waa qoraa deggan waddanka Maraykanka. Waxa uu qoraa sheekooyinka caruurta, kuwa gaagaban (Short Stories), Sheekooyinka la Hal-abuuray (novels) iyo gabayo. Faarax qoraaladiisu waxa ay ku soo baxaan Afka-Soomaaliga iyo luqadda Ingriisida. Faarax waxa kale oo uu sameeyey Golis Publishing oo dadka ka caawisa kuna dhiiri gelisa sidii ay buug u qori lahaayeen, ka dibna u daabici lahaayen. Waxa aad qoraaga kala xidhiidhi kartaan shebakadda www.farahmohamud.com\u003cbr\u003e\u003c\/p\u003e\u003cp\u003e\u003ci\u003eThis title is not returnable\u003c\/i\u003e\u003cbr\u003e\u003c\/p\u003e","brand":"Somali Media Company","offers":[{"title":"Paperback","offer_id":44413258793075,"sku":"9780972661577","price":24.95,"currency_code":"EUR","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0555\/9255\/0515\/files\/img_c30ba463-72ff-4603-9697-6dc44669871a.jpg?v=1772109903","url":"https:\/\/bookstorenmore.com\/en-de\/products\/saxarla-9780972661577","provider":"Bookstore N More","version":"1.0","type":"link"}