Skip to product information
1 of 1

Somali Media Company

Saxarla

Saxarla

Regular price €24,95 EUR
Regular price Sale price €24,95 EUR
Sale Sold out
Shipping calculated at checkout.
Format
Quantity
Sheekada Saxarla ee buugan ku qoran waxaad ugu tagi doontaa qiso inta aad aqrinayso mar kaa ilmaysiindoonta, marna dareenkaaga ku beeraysa su, aalo jawaabahoodu maskaxdaada in badan ku soo laab laabaan doonaan. Sheekada Saxarla waxa ay daaha ka qaadaysaa nolasha caruurta rajanimada ku korta iyo kuwa darbi jiifka ah. Waa sheeko xanbaarsan waayo aragnimo dareen salka ku haysa iyo qiso cajiib ah oo dhab ahaantii aniga qalbigayga ku reebtay raad waligiis la sii noolaan doona. Cali Aar Caroone (filin sameeye), London, UK.

Author: Faarax Maxamuud
Publisher: Somali Media Company
Published: 08/28/2014
Pages: 466
Binding Type: Paperback
Weight: 1.49lbs
Size: 9.00h x 6.00w x 1.04d
ISBN: 9780972661577
Language: Somali

About the Author
Faarax Maxamud Maxamed (Sheeko Xariir) waa qoraa deggan waddanka Maraykanka. Waxa uu qoraa sheekooyinka caruurta, kuwa gaagaban (Short Stories), Sheekooyinka la Hal-abuuray (novels) iyo gabayo. Faarax qoraaladiisu waxa ay ku soo baxaan Afka-Soomaaliga iyo luqadda Ingriisida. Faarax waxa kale oo uu sameeyey Golis Publishing oo dadka ka caawisa kuna dhiiri gelisa sidii ay buug u qori lahaayeen, ka dibna u daabici lahaayen. Waxa aad qoraaga kala xidhiidhi kartaan shebakadda www.farahmohamud.com

This title is not returnable

View full details