1
/
of
1
Lulu.com
Nabad Iyo Caano: Muuqaalo Laga Soo Qaaday Gobolada Waqooyi Bari Ee Soomaaliya
Nabad Iyo Caano: Muuqaalo Laga Soo Qaaday Gobolada Waqooyi Bari Ee Soomaaliya
Regular price
$57.28 USD
Regular price
Sale price
$57.28 USD
Shipping calculated at checkout.
Quantity
Couldn't load pickup availability
Fatima iyo James waxaa ay ku dadaaleen in Buugga Nabad iyo Caano ay ku soo bandhigaan quruxda iyo bilicda dhulkeenu leeyahay, masiibada ku habsatay iyo dadaalka dadkiisu ku jiraan. Waxaa kale oo ay noo iftiimiyeen waxtarka dhulku leeyahay iyo firfircoonida baacmushtarka soomaalida. Fikirka aan buuggan ka qaatay waxaa weeye hodontinimada iyo muuqaalka qurxoon ee dhulkeena oo ay ku gadaaman yahiin iftiinka bilicda leh ee Bada cas iyo Bada Hindia, iyo sida ay u baabi'inayaan tuugada caalamiga ah ee Badaha xaaqa ugaarsadana khayraadkeena. Nabad iyo Caano waxaa uu ka mid yahay dadaalada ay wadaan dadka ilaaliya khayraadka iyo barwaaqada Eebe uu dhulkeena ku manastay. Fatima iyo James, waxaan uga mahadinayaa daymadooda aragtida qurxoon, iyo sida ay noola wadaageen muuqaalada ilwaada leh oo dalkeena yo dadkeenu leeyihiin, barnaamijkaanina waxaa naga mudan yahay in aan siino gacan aan kala har lahayn.
Author: Fatima Jibrell, James Lindsay
Publisher: Lulu.com
Published: 03/26/2012
Pages: 82
Binding Type: Paperback
Weight: 0.63lbs
Size: 11.00h x 8.50w x 0.21d
ISBN: 9781105621581
Language: Somali
Author: Fatima Jibrell, James Lindsay
Publisher: Lulu.com
Published: 03/26/2012
Pages: 82
Binding Type: Paperback
Weight: 0.63lbs
Size: 11.00h x 8.50w x 0.21d
ISBN: 9781105621581
Language: Somali
This title is not returnable
Share
